bąaro
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
bąaro1
Fal magudbe, isrogrogga 3aad1
Xoolo naftu ka baxayso rafasho.
2
Ku b.: wax burburin ama baabbi'in.
Tusaale
“Beertii dibi qooqan baa ku baartay”
Is-rogga falkan
-rtay, -ratay
baro2
Magac dheddig1
Degaan lagu dhasho ama lagu dhaqmo; guri.
2
Goobta lagu cayaaro ciyaarta xayaadka.
baro3
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad1
(f.g) Aqoon kororsasho.
2
U b.: wax caado ka yeelasho.
Tusaale
“Cali in uu subax walba canjeero cuno ayuu u bartay”
Is-rogga falkan
-rtay, -ratay