daaco
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
daaco1
Magac dheddig1
Neef dhawaaq leh, caloosha ka timaadda oo afka ka soo baxda.
2
Dhul godan oo aan dhir lahayn.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
daaco2
Fal magudbe, isrogrogga 3aadla midka ah (ld):
daac²
Is-rogga falkan
-cday, -catay