Qaamuusle LogoQaamuusle

daac

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

daac1
Magac dheddig
Qabatoon; macaluul; diihaal.
daac2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Neef caloosha ka timaadda oo dhawaaq leh, afka ka sii deyn.
2
(f.mg) Nafley caatoobid. ld daaco².
Is-rogga falkan

-cay, -cday