Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
barakayso
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
1
(f.g) Hanti yar iimaansasho.
2
(f.g) Hanti yar tashiilasho.
3
(f.mg) Cid barako ka doonasho.
4
(f.mg) Sadaqo la bixid.
Is-rogga falkan
-stay, -satay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: bar
Magac lab
2: baraacuud
Magac lab
3: baraag
Magac dheddig
4: baraakad
Magac dheddig
5: baraakin
Magac dheddig wadar
6: baraako
Magac dheddig
7: baraale
Magac lab
8: baraaley
Magac dheddig