Qaamuusle LogoQaamuusle

darso

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
1
(f.g) Badar, caano, sonkor iwm wax godan in uga qaadasho.
2
(f.mg) Xaalad lagu sugnaa ka sii liidasho.
3
(f.mg) Ku d.: wax, wax kale ku biirsasho.
Tusaale
Cali geeliisii laba halaad buu ku darsaday
4
Ku d.: wiil gabadh u guurin.
5
U d.: xaalad hore ee lagu noolaa ka maarmiwaayid.
Is-rogga falkan

-saday, -satay