guro
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
guro1
Magac dheddig1
Meel godan oo gaadiid raran dushiisa laga sameeyo oo la saaro carruur, maqal iwm.
2
Rako.
guro2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad1
(f.g) Wax meel yaal ka qaadasho.
2
(f.g) Miro geed ka goosasho.
3
(fg.) Cunto iwm weel ka baxsasho.
4
(f.mg) Kala g.: wax lagu tartamayey kala badin waayid.
5
(f.mg) Kala g.: waxyaalo isku dhex jiray kala saarid.
6
(f.mg) Kala g.: col is-hor fadhiya dib u kala qaadasho.
7
(f.mg) La g.: hadallo qadaf ah isdhaafsasho.
8
(f.mg) Dib u g.: si tartiib ah xeeladi ku jirto gadaal ugu noqosho.
Is-rogga falkan
-rtay, -ratay