Ereygan wuxuu leeyahay 2 Qaab iyo macneyaal kala duwan.
wąa1
Magac lab
1
Maalinta gelinkeeda hore billaawgiisa; subax; arooryo.
2
Xilli; waqti; jeer; goor.
Wadarta Magacan
-aayo, m.l
wąa2
Magac lab
Jooloji
Mid ka mid ah qaybaha waaweyn ee taxanaha waqtiga jiyoolojiyeed (ee ka dambeeya kambiriyanka horreeyaha). Waaga, laf ahaantiisa waxaa loo kala aqoonsanyihiin saddex waa - aaliyo - soyik, mesosoyik iyo saynsoyik, kuwaas oo ku fidsan ilaa 6 (lix) milyan sano ee la soo dhaafay.