Qaamuusle LogoQaamuusle

dikaan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dikaan1
Magac lab
1
Dhaqdhaqaaq yar oo isdabajoog ah sida kan dhiigga xididdada xulaaya ama meel malaxi ku jirto.
2
la midka ah (ld):
dikaamid
dikaan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Dikaan dareemid (nafley).
Is-rogga falkan

-aamay, -aantay; -aami