laal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
laal1
Magac labCiyaar laba kooxood loo ciyaaro oo ku dhisan orod iyo isaseemid. ld lool¹.
laal2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax meel kore saarid.
2
Sharci ama xeer hore u jirey tirtirid.
3
Wax meel sare yaal gacan ku tiigsasho.
4
Laal ciyaarid.
5
Gar iyo dood laba dhinac ka dhexeysa meel adag gelin.
Is-rogga falkan
-aalay, -aashay