Qaamuusle LogoQaamuusle

jafjaf

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jafjaf1
Magac lab
1
Dhul dulla ah oo dhaguxu ku badan yahay, leh dhir badan oo geed-gaab ah mariddeeduna adagtahay.
2
Qolof, jilif iwm oo geedo laga soo guray.
jafjaf2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Qolof, jilif iwm geed ka ridid.
2
Gogol iwm boor ka duulin.
Is-rogga falkan

-fay, -ftay