maraq
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
maraq1
Magac lab1
Meyrax la jilciyay oo geela naasaha looga maro si aan loo nuujin.
2
Fuud.
Wadarta Magacan
-rqo, m.l
maraq2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadHal irmaan afarteeda naas oo dhan ama qaar ka mid ah marid, si aan loo nuugin, ama loo lisin.
Is-rogga falkan
-rqay, -raqday