jaf
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jaf1
Magac lab1
Garaac; tumid.
2
Qolofta geedaha laga jafto (inta la gargaraaco).
3
Orod u eg wax la ganay; kuddo; fag.
jaf2
Magac dheddig shanqar-raac1
J. dheh: daf dheh; la bood; fag dheh.
2
J. ka sii: ka daf, ka dhifo.
jaf3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Gogol iwm boor ka duulin.
2
Geed si qolofta looga goosto garaacid.
3
Geed garaacid ama ruxid si mirihiisi ay u soo daataan.
Is-rogga falkan
-fay, -ftay