Qaamuusle LogoQaamuusle

raag

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

raag1
Magac lab
1
Waqtiga uu shay soconayo, muddo.
2
Daah, habsaan.
raag2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Daahid.
2
Waqti badan jirid.
Is-rogga falkan

-gay, -gtay