Qaamuusle LogoQaamuusle

alaab caydhiin

Magac dheddig urur
1
Walax ama shay dabiici ah oo aan gelin weli warshado ama aan la farsamayn.
2
Alaab ay isticmaalaan warshaduhu si ay u farsamotumaan uguna beddelaan alaab la isticmaali karo; alaabta caydhiin waxaa qayb ahaan ka mid ah alaab farsamotuman, oo ay ka mid yihiin looxa jarjaran, burka qamadiga, kuwaas oo sii mara farsamotumid dheeraad ah. ld alaab ceyriin.
Wadarta Magacan

-bo ..., m.l