Qaamuusle LogoQaamuusle

fardooley

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

fardooley1
Magac dheddig urur
1
Rag fardo leh ama fuli yaqaan.
2
Ciidan hubaysan oo fardaha ku dagaala.
fardooley2
Magac dheddig ururTaariikh
Qarniyadii dhexe waxaa loo yiqiin askari, badanaa ka dhasha dabaqadda sare, una shaqeeya boqorka ama taliya waqtiyada dagaalka.