Qaamuusle LogoQaamuusle

irkig

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

irkig1
Magac lab
Dhakafaar iyo dhabanna hayn. ld argag², erkeg¹.
irkig2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Aad u yaabid. ld erkeg², argag²
Is-rogga falkan

-gay, -gtay