Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
irko
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
U i.: wax mar dambe u aayid.
Is-rogga falkan
-kaday, -katay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: irkasho
Magac faleed dheddig
2: irkig
Magac lab
3: irkigid
Magac faleed dheddig
4: irkigsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: irkigsanaan
Magac faleed dheddig
6: irkigsanaansho
Magac lab ama dheddig