Qaamuusle LogoQaamuusle

alabbas

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

alabbas1
Magac lab
1
Orod aan caadi ahayn oo baqdini ku jirto.
2
la midka ah (ld):
alabbasid
alabbas2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Orod aan caadi ahayn oo baqdin ku jirto samayn.
Is-rogga falkan

-say, -stay