weydaar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
weydaar1
Magac labIsdhaaf; gudub. ld weydaarid.
weydaar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadNeef geel ah jeenigiisa iyo lugtiisa talantaalli u xirid ama isdhaaf u xirid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay