budow
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
budow1
Magac labKa hariwaayidda laga hariwaayo xaajo la bartay oo la qaayibay. ld budoobid.
budow2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadKa hariwaayid wax la bartay oo la qaayibay.
Is-rogga falkan
-oobay, -owday; -oobi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-oobay, -owday; -oobi