Qaamuusle LogoQaamuusle

bud dhig

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

bud-dhig1
Magac labDiinta
Dhigitaanka qof dhintay iilka la dhigo. ld bud-dhigid.
bud-dhig2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadDiinta
Qof dhintay iil gelin.
Is-rogga falkan

-gay, -gtay