Qaamuusle LogoQaamuusle

badidhace

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

badidhace1
Magac labXisaab
Walaxda ama qiimaha leh rakaadka ugu sarreeya ee daato.
badidhace2
Magac lab
1
Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.
2
Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga gees iyo dhinac.
3
Laba weji oo ka mid ah wejiyada salxaale oo uu ka dhexeeyo geftin wadaag ah.
Wadarta Magacan

-cayaal, m.l/dh