Qaamuusle LogoQaamuusle

sannif

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

sannif1
Magac lab
1
Gabay iwm oo la curiyo.
2
Dhaawac yar oo aan haragga dhaaf-sanayn. ld sannifaad.
sannif2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax hor leh hindisid.
2
Dhaawac aan haragga dhaafsanayn cid gaarsiin.
3
Cid sabab la'aan ugu xanaaqid.
Is-rogga falkan

-fay, -ftay