maamuusjab
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
maamuusjab1
Magac labSharafta iyo xushmadda oo la waayey ceeb dhacday darteed, maskabjab. ld naamuusjab¹.
maamuusjab2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCeeb dhacday awgeed, sharaf beelid (qof). ld naamuusjab².
Is-rogga falkan
-bay, -btay; -jebi