Qaamuusle LogoQaamuusle

weyneyn

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

weyneyn1
Magac faleed dheddig
eeg falka uu magacaan ka soo jeedo:
sidoo kale, la mid ah magac faleedka/-yada kale:
weyneys, weyneysiin.
weyneyn2
Magac dheddigFiisikis
Summad M. Cabbirka xaddiga uu qalab obtikaad kordhiyo ama yareeyo xajmiga huumaagga. Waana saamiga baaxadda huumaagga iyo baaxadda walaxda.