Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
weynee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Wax, wax weyn ka dhigid.
2
Cid qiimo u yeelid.
3
Is w.: wax weyn iska dhigid (qof).
4
Iska w.: qof cid iska sarreysiin. ld weyneysii.
Is-rogga falkan
-neeyay, -neysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: wey
Magac lab
2: weyaan
Qurub diirad
3: weyd
Magac dheddig khabar
4: weydaar
Magac lab
5: weydaarasho
Magac faleed dheddig
6: weydaari
Fal laba-gudbe, isrogrogga 2aad
7: weydaarid
Magac faleed dheddig
8: weydaarin
Magac faleed dheddig