Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
idil
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax aan wax ka maqneyn ahaansho.
Is-rogga falkan
-dlaa, -dlayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: idif
Magac lab
2: idifsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
3: idifsanaan
Magac faleed dheddig
4: idifsanaansho
Magac lab ama dheddig
5: idiin
Magac dheddig
6: idin
Magacuyaal dhimman layeele
7: idinka
Magacuyaal ebyoon
8: idinna
Magacuyaal ebyoon