Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
nijaasaysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax nijaaso ka ba'day ahaansho. ld najaasaysan.
Is-rogga falkan
-naa, -nayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: nijaar
Magac lab
2: nijaarnimo
Magac dheddig
3: nijaas
Magac lab
4: nijaasaysnaan
Magac faleed dheddig
5: nijaasaysnaansho
Magac lab ama dheddig
6: nijaasee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
7: nijaaseyn
Magac dheddig
8: nijaasnimo
Magac dheddig