Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
kii
Magacuyaal aan cayinnayn lab
kuwii, w Magacuyaal aan cayinnayn oo lab, oo cid ama wax la isla ogaa oo maqan oo aan magaciisa la sheegayn.
Tusaale
“Kanu waa kii beryahanba aan raadinayay”
“Kii baa yimid”
Ereyo kale oo u soo dhow
1: kiil
Magac lab
2: kiilad
Magac lab
3: kiilan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
4: kiilasho
Magac faleed dheddig
5: kiilayn
Magac faleed dheddig
6: kiilee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
7: kiilid
Magac faleed dheddig
8: kiilnaan
Magac faleed dheddig