Qaamuusle LogoQaamuusle

kaas

Magacuyaal tilmaame lab
Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado.
Tusaale
Kaas ayaa fiican
la mid ah:kaa¹
Wadarta Magacan

kuwaas, w