ilbiriqsi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ilbiriqsi1
Magac labMuddada u dhexeysa il baalasheeda si deg deg ah la isugu qabtay, degdegna loo kala qaaday. ld ilbidhiqsi, ilbiliqsi, ilmilicsi, ilmiliqsi.
Wadarta Magacan
-iyo, m.dh
ilbiriqsi2
Magac lab1
(fiis.) Halbeeg cabbiraadeed oo waqti oo la eg hal-lixdaneed daqiiqo.
2
(juqr.) Halbeeg cabbiraaddeed oo lool iyo dhig oo la eg hal-lixdaneed daqiiqo.
Wadarta Magacan
-iyo, m.dh