shad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
shad1
Magac labAstaanta muujisa in shibbanuhu uu labalaabanyahay (far-carbeedda).
Wadarta Magacan
-dad, m.l
shad2
Magac labFiisikisXoogga saaran halkii halbeeg ee bedka walax, sababana in ay walaxdu qaab doorsoonto.