Qaamuusle LogoQaamuusle

tiix

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

tiix1
Magac lab
Roob yar oo dhibco yaryar.
tiix2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Roob dhibic-dhibic yaryar u di'id.
Is-rogga falkan

-xay, -xday