Qaamuusle LogoQaamuusle

qaxaanqax

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qaxaanqax1
Magac lab
Qaylada ay samayso dooradu marka ay ukun dhali rabto. ld qaxaanqixid, qaxanqax¹.
qaxaanqax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Dooro ukun dhali rabta qaylo samayn. ld qaxanqax².
Is-rogga falkan

-xayt, -xday; -qixi