qax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qax1
Magac labGuuriitaan meel si degdeg ah looga cararo cabsi awgeed.
qax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCabsi awgeed meel si degdeg ah uga guurid.
Is-rogga falkan
-xay, -xday; qaxi/qixi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-xay, -xday; qaxi/qixi