Qaamuusle LogoQaamuusle

qaxan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qaxan1
Magac lab
1
Q. ah: dhuxul shidan oo aan dambas dusha ka fuulin.
2
la midka ah (ld):
qaxmid
qaxan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Dhuxul, wax shidmay noqosho.
Is-rogga falkan

-xmay, -xantay; -xmi