qaxaab
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qaxaab1
Magac labNin saani ah oo macsida aad u jecel; dhilley.
Wadarta Magacan
-byo, m.dh
qaxaab2
Magac dheddig urur1
la midka ah (ld):
qaxaabad
2
Godad bahala galeen ah.
Wadarta Magacan
-bo, m.l
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-byo, m.dh
-bo, m.l