Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
il aragtay
Magac lab
Fogaanta ugu dheer ee walax kaga arki karto “isha qaawan” ee fiirsade, oo lagu sheego mitirro (waarar) ama kiloomitirro (maylal).
Wadarta Magacan
c.cimi.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: il-adag
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
2: il-adayg
Magac lab
3: il-adaygid
Magac faleed dheddig
4: il-adkaan
Magac dheddig
5: il-adkaansho
Magac lab ama dheddig
6: il-adkow
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
7: il-kulul
Magac lab ama dheddig