Qaamuusle LogoQaamuusle

kafaalo

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

kafaalo1
Magac lab
1
Daryeel.
2
Cid masuuliyad- deeda oo la qaado.
kafaalo2
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
1
Wax daryeelid.
2
Wax mas'uuliyaddooda qaadid.
Is-rogga falkan

-aashay, -aalatay