qayb
5 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qayb1
Magac lab FalkaabeQ. u: kulli, dhammaan, giddi, idil.
qayb2
Magac dheddig1
Wax dhowr meelood loo kala dhigay middood; in.; qaar.
2
Qaybinta tiro mid kale loo qaybiyey.
3
Maamulka laga xakumo dhowr gaar oo mileteri ah.
4
Maamul goboleed laga xakumo ciidan boolis ah.
Wadarta Magacan
-bo, m.l
qayb3
Magac dheddigNaxweQaybaha hadalka: magac waagii hore aad loogu adeegsan jiray xagga kooxaynta ereyada, kala soocnaantooduna waxay ku salaysanayd xagga qaab naxweedyada iyo xagga micnahaba.
qayb4
Magac labWax Alle mooyee cid kale ogaan karto aan jirin.
qayb5
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax kor ka barasha.
Is-rogga falkan
-bay, -btay