Qaamuusle LogoQaamuusle

marmar

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

marmar1
Magac lab
1
Murqaha luqunta, tun.
2
Dhagax midabbo badan leh oo derbiyada ama sibirka guryaha lagu qurxisto.
3
la midka ah (ld):
marmarid
marmar2
Magac lab Falkaabe
Kolkol. ld mar¹.
marmar3
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Il wax ku dhaceen farta ku rugid.
2
(f.mg) Meel hore iyo gadaal ugu socosho.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay