dhuran
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhuran1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax hadal tiro badan oo aan xikmad lahayn sheegaya noqosho (qof).
Is-rogga falkan
-rmay, -rantay; -rmi
dhuran2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax la dhuray ahaansho (biyo).
Is-rogga falkan
-rnaa, -rnayd