luun
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
luun1
Magac lab1
Dhudda uu ku taaganyahay geed meseggo ama gallay.
2
Qolof iyo xayaabo layiig ah oo qof aad u harraaday faruuryihiisi yeeshaan; jiil.
3
Hammuun, qadsanaar.
Wadarta Magacan
-uumo, m.l
luun2
Magac dheddigTib xoog leh oo sabuulka meseggada lagu shukulo.