dibjir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dibjir1
Magac lab1
Qof sabool ah oo aan hoy uu u hoydo lahayn.
2
Kuray geela ilaaliya.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
dibjir2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadHabeen dhan qadid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-rro, m.dh
-ray, -rtay