Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
dibkabe
Magac lab
Naxwe
Lifaaq kagu dhejiyo sal magac ama fal dhammaadkiisa, yacnii dhiniciisa midig.
Tusaale
“Dukaanle baa illinka furay”
Wadarta Magacan
-bayaal, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: dib
Magac lab
2: dibaaji
Magac lab
3: dibaakh
Magac dheddig
4: dibaakhid
Magac dheddig
5: dibaaq
Magac lab
6: dibaax
Magac lab
7: dibaaxasho
Magac faleed dheddig
8: dibaaxi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad