Qaamuusle LogoQaamuusle

hooseeye ay wadaagaan

Magac labXisaab
Dhufsanaha ay wadaagaan hooseyeyaasha laba ama dhawr jajab, ama tirada haraa la'aan u qaybsanta hooseeye kasta ee jajabka. Hooseeye yaraha ay wadaagaan waa tirada ugu yar ee ah dhufsane ay wadaagaan hooseyeyaasha jajab.
Wadarta Magacan

-yayaal ...,m.l/dh