matatar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
matatar1
Magac lab1
Qarinta wax la qariyo.
2
Khasbidda wax meel lagu khasbo.
3
la midka ah (ld):
matatarid
matatar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadNafley meel ayan mari karin ku khasbid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay