Qaamuusle LogoQaamuusle

mataatac

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

mataatac1
Magac lab
1
Hadal aan murti lahayn.
2
la midka ah (ld):
mataaticid
mataatac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Hadal aan macno lahayn ku hadlid.
Is-rogga falkan

-cay, -cday; -tici