Qaamuusle LogoQaamuusle

hoosdhaw

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

hoosdhaw1
Magac lab
1
Shaqalka carabiga mid ka mid ah oo xuruufta hoos loogaga dhigo.
2
la midka ah (ld):
hoosdhebid
hoosdhaw2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Xuruufta carabiga shaqal hoos uga dhigid.
Is-rogga falkan

-dhabay, -dhabtay; -dhebi