miyirbeel
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
miyirbeel1
Magac lab1
Lumidda garashadu ka lunto qof.
2
la midka ah (ld):
miyirbeelid
miyirbeel2
Magac labDaawoXaalad miyir la'aaneed.
miyirbeel3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadSuuxid dhaawac, cudur iwm oo qof ku dhacay wax lakala garan waayid.
Is-rogga falkan
-eelay, -eeshay